Information Alrashideen Moské

Publicerad datum: 8 juli, 2022 av Webadmin

EID BÖN (Somaliska)

Asalaamu calaykum wr,
Alle hanaga aqbalo dhamaanteen acmaasha suuban, wuxuu ugu tahniyaday nayaa maamulka masjidka Al-Raashidiin ee Gävle ciida barakaysan ee Ciidul adxaa dhamaan jaaliyadaha muslimiinta ee magaalada gävle,

Wuxuu kaloo ogaysiinayaa maamulka masjidka in salaada ciida lakala tukan doono labo qeyb
Dadka magaalada dagan waxay tukan doonaan saacada 8:00 subax nimo,

Dadka magaalada kabaxsana waxay tukan doonaan 9:00 subax nimo.

Dabaqa koowaad waxaa loogu tala galay ragga.
Dabaqa hoosna dumarka.

Wuxuu maamulka masjidka raali galin kabixinayaa in ay suurto gali waysay in aan qabano xafladii ciida arimo kabaxsan awoodeena darteed.
Wasalaamu calaykum wr wb

Maamulka masjidka Al Raashiin.